Somalia

icon_godnat_by_mallemagic-dae5zpa
icon_godnat_by_mallemagic-dae5zpa

Somalia

Hoobeey, hoobey

Vi mangler desvære den danske oversættelse af teksten til denne sang. Hvis du har den og har lyst til at sende den til Os ville vi sætte stor pris på det.

1.
Huwaaya, huwaa
Hooyada majoogto
Kabax kabax aaday
Kabeheedii ilatay
Geel jire helyaa mooyi
Geed laseexataa mooyi

2.
Cadowaa cadoowa
Cadow cabdilaahiyowa
Cadowaa cadoowa
Cadow cabdilaahiyowa
Aabahaa geeljiru jira
Aabahaa geeljiru aaday
Hadu soo laabanaya

Huwaaya huwa
Huwaaya huwa